SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
TradingView Visual Playbook
Qaabkaaga execution-ka oo loo kala saaray 4 qodob oo sawir leh
1H + 15M Trend -> Supply/Demand -> BOS -> 5M Counter-Trend Break -> Liquidity/Manipulation -> Refined Zone -> 1M Break
SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
Trend & Market Structure POINT 1
Tallaabada koowaad: 15M trend-ka waa inuu la jiro 1H trend-ka.
EXECUTION CHECKLIST
• Marka hore qeex jihada 1H, kadib hubi in 15M uu
isla jihadaas ku socdo.
• Bullish: HH iyo HL. Bearish: LL iyo LH.
• Haddii 1H iyo 15M aysan isku jihayn, setup-ka lama
sii wado.
• BOS kadib waxaad rabtaa continuation structure
cad ka hor intaadan u degin 5M.
RULE: Alignment first. No alignment = NO
TRADE.
SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
Supply / Demand Zone POINT 2
Tallaabada labaad: zone sax ah ka raadi meesha structure-ku taageerayo.
EXECUTION CHECKLIST
• Demand = last sell before buy; Supply = last buy
before sell.
• Zone-ka waa POI lagu sugo price, ma aha blind
entry.
• Zone-ka waa inuu la jaanqaadaa 1H + 15M
direction iyo BOS.
• Ka dooro zone-ka ugu macquulsan lugta
impulse-ka ee structure-ka samaysay.
RULE: POI is a location to watch -
confirmation is still required.
SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
5M Counter-Trend Break POINT 3
Tallaabada saddexaad: pullback-ka 5M u beddel confirmation model.
EXECUTION CHECKLIST
• Qaado impulse leg-ka ugu dambeeyay kadib BOS,
una deg 5M.
• Map-garee counter-trend-ka/pullback-ka.
• Sug counter-trend break oo ku dhacaya jihada 1H +
15M trend-ka.
• Break-kan wuxuu kuu xaqiijinayaa in suuqu dib ugu
laabanayo jihadaada, laakiin wali entry ma aha.
RULE: Counter-trend break confirms
direction; it does not automatically trigger
SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
Liquidity, Manipulation & Entry Refinement POINT 4
Tallaabada afraad: faham waxa pullback-ku qaaday ka hor execution-ka.
EXECUTION CHECKLIST
• Inta pullback-ku socdo, eeg liquidity sweep iyo
manipulation.
• Lugta manipulation-ka ka dhex samee refined
supply/demand zone yar.
• Marka price-ku refined zone-ka yimaado, u deg 1M
oo sug structural break jihadaada.
• TP iyo SL ku dhis market structure; risk-ga trade
kasta ugu badnaan 1%.
RULE: Liquidity + manipulation -> refined
zone -> 1M break -> entry.
SMC EXECUTION MODEL 1H | 15M | 5M | 1M
Complete Entry Sequence
Qaabka aad trade-ka u qaadato marka 4-ta qodob ay isku xirmaan
01 02 03 04
1H + 15M Zone BOS 5M
Trend alignment Supply / Demand Continuation structure Counter-trend mapping
05 06 07 08
Break Liquidity Refine 1M
Counter-trend break Sweep + manipulation Small execution zone Structural break + entry
09
Risk
SL/TP by structure; max 1%
NO blind entry. Every POI must earn confirmation through structure.