0% found this document useful (0 votes)
4 views4 pages

Forex Notes

Suuqa Forex wuxuu leeyahay laba jiho oo kala ah uptrend iyo downtrend, waxaana ka dhaca dhaqaajiyo impulse iyo correction. Waxaa jira chart patterns sida continuation iyo reversal, kuwaas oo muujinaya isbeddelka jihada suuqa. Qodobbada muhiimka ah waxaa ka mid ah in la raaco trendline-yada iyo in la hubiyo waqtiga saxda ah ee lagu galo suuqa.
Copyright
© All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as DOCX, PDF, TXT or read online on Scribd
0% found this document useful (0 votes)
4 views4 pages

Forex Notes

Suuqa Forex wuxuu leeyahay laba jiho oo kala ah uptrend iyo downtrend, waxaana ka dhaca dhaqaajiyo impulse iyo correction. Waxaa jira chart patterns sida continuation iyo reversal, kuwaas oo muujinaya isbeddelka jihada suuqa. Qodobbada muhiimka ah waxaa ka mid ah in la raaco trendline-yada iyo in la hubiyo waqtiga saxda ah ee lagu galo suuqa.
Copyright
© All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as DOCX, PDF, TXT or read online on Scribd

FOREX NOTES

 Suuqu waxaa uu kaliya aadi karaa labo jiho oo kala ah uptrend (long/buy) iyo down trend
(short/sell).
 Sidookale labdaas jiho kaliya waxaa ka dhicikara impulse (dhaqaaq) iyo correction
(rafasho).
 Impulse waa markii uu suuqu sameeyo candles badan oo kala baxsan ooh al jiho u socda.
Correction waa markii suuqu nasasho ku jiro ama uu sameynaayo voulume si loosii
awoodo in lasii socdo.
 Suuqa waxaa ka dhaca wax loo yaqaano chart patterns waxa eyna u kala baxaan labo
qeybood oo kala ah Reversal oo ah kala wareeg iyo continuation oo ah sii socosho.
 Reversal waxa uu dhacaa markii suuqu uu badalanaayo jihadi hore oo uu ku socday
waxaana ey kala yihiin Ascending channel, descending channel double top iyo double
bottom.
 Continuation waxa ey suuqa ka dhacaan markii suuqu uu rabo in uu jihadiisii hore kusii
socdo laakin la rabo in la sameysto voulume awood suuqa u siinaaya in uu sii socdo.

Continuation chart patterns


Continuationku waxa uu ka koobanyahay impulse correction impulse oo ah dhaqaaq rafasho
iyo sii dhaqaaq.

1. Bullish Flag: waa nashqad kuu sheegeysa in suuqu uptrend ama long/buy sii ahaan
doono.

Rules of Bullish flag: waa in usha impulsiveka soo dhacay ey ugu yaraan labo mar ka
weyntahay (ka dheertahay) continuation correctionka.

2. Bearish Flag: waa nashqad kuu sheegeysa in suuqu downtrend ama short/sell sii aadi
doono.

Rules of Bearish flag: waa in usha impulsiveka soo dhacay ey ugu yaraan labo mar ka
weyntahay (ka dheertahay) continuation correctionka.
Reversal chart patterns
3.

IMPORTANT NOTES
1. Marwalba oo suuqu sameeyo impulse oo uu ku daro correction maxey tahay sababta aan
ku aqoonsankarno insii dhaqaaq dhici doono?
2. Hadii usha impulsiveka soo dhacay ey ugu yaraan labo mar ka weyntahay (ka dheertahay)
correctionka ku xiga 99% waxaa dhici doona continuation ama suuqu waxa uu
sameyndoona sii dhaqaaq.
3. Hadii labo flag (continuation) oo isdaba jooga ey suuqa ka dhacaan waxa uu suuqu
sameyn doonaa dhaqaaq aad u xoogan.
4. Continuation correctionkiisu aadka u yaryaryahay kaliya waxa aad entry ka qaadan kartaa
hadii trendlineka lagu jabsado dhaqaaq xoogan (momentum break out) waxaadna ka
hubineysaa 1H iyo 4H.
5. Maxaad ku ogaan karta ascending ama descending channels marka ey dhameeytaan
cabirka 90 ruleka in sii socosho dhici doonto?
6. Hadii cabirka 90ruleka (oo noqonaaya in lasoo dhameysanaayey double top ama double
bottom ama three touch) lagu jabsado dhaqaaq kadibna uu correction ku daro waxaa cad
in suuqu sii socosho galaayo oo uu soo dhameysanaayo cabir. Halkaasna waxaad ka
qaadankartaa entry kale. Hadiise cabirka 90ruleka lagu tago hab correction ah lama hubo
in sii socosho dhaceyso.
7. Continuation flag hadii aad trade ka dhex qaadaneysid: waxa ad tradeka kazoo
qaadaneysaa trendline meesha lagasoo taabanayo adiga oo confirmation ahaan uga
fiirineysid mid kamid ah 4tii candle confirmationka ahaa.
8. Time frameka ugu fiican ee laga hubiyana waa 1H iyo 4H iyo sidookale 1D.
9. Lugta danbe ee continuation correctionku waxa ey sii dhaqaaqdaa dhirir cabir ahaan la eg
dhirirkii lugtii impulsiveka hore ee correctionka.
10. Suuqa hadii labo continuation (impulse correction impulse) oo isku xiga uu sameeyo
waxa uu sii dhaqaaqi doona impulse la eg labadii impulse ee ka horeysay oo la isku
daray.
11. Suuqa hadii meel aad labo taabasho ka sugeysay uu madaxa kala baxo oo uu kor ama
hoos u jabsado oo uu hadana meeshii kusoo noqdo oo uu soo dhexgalo ogow meeshaas
waa high probability Area. Suuqyada aadka u dhaqaaqa ayuu kamidyahay waxaana laga
sameeynkaraa lacag badan.
12. Marwalba oo aad aragtid nashqad kuu sheegeysa double top taabashada danbana lagu
yimid hab correction ah, waxaad heysataa sirta suuqa oo ah in uu sell nadiif ah aadi
doono socon doonana ilaa laga gaaro meeshii uu correctionku kazoo bilowday oo ah
90ruleka. Double bottomkuna waa lamid oo waa oppositekiisa.
13. Nashqad kasta oo sameysata three touch ama two touch plus double top/bottom waxa uu
touch kasta sax noqonaaya markii trendlinke kore iyo kan hoose uu wada taabto.
14. Price reversal area waa markii candleku aad ugu dhawaado soo taabashada trendlineka
uuna kazoo noqdo asaga oon soo taaban.
15. Chart patternkii si fiican kuugu muuqan waaya waxaad ka xaqiijineysa timeframe aad
markaas joogtid kanka hooseeya am aka yar.
16. Correction kasta oo three touch sameysta waxa uu ku siinayaa signal cad oo 100% ah in
uu dhaqaaq ama impulsive move xigi doono.
17. Mar walba oo aad mid kamid ah 4tan candle (doji, bullish/bearish engulfing, retracement
iyo bullish/bearish rejection) uu ka dhaco meel sare ama meel hoose waxa uu kuu
sheegaya in suuqu jihadiisa badalanaayo oo uu kala wareegaayo. E.G hadii uu ascending
channel taabashadiisa sadaxaad ka dhaco suuqu waxa uu aadi doonaa sell/downtrend.
18. Marwalba oo uu suuqu dhameysto reversal pattern dhaqaaqa u horeeya ee kazoo dhaca
correctionka ka dhasha waxaa loo yaqaana first continuation waxa uuna sababaa 99% in
suuqu aad u dhaqaaqo, waxa uuna inta badan suuqa lagu arkaa todobaad kasta.
19. Continuationka dhaqaaqa kazoo dhaca inta uusan 90ruleka gaarin oo uuna u dhawyahay
hadii uu correction continuation sameysto wax trade ah haka qaadan waayo 90% waxaa
hubaal ah in uu kazoo noqonaayo usbaarada 90rule oo ah cabir adag.
20. Kadib markii nashqad reversal chart pattern suuqu dhameysto meeshii aad ka sugeysay in
dhaqaaq lagusoo noqdo hadii correction lagusoo dhaqaaqo haka sugin in 90rule uu gaaro.
21. Hadii aad reversal pattern kazoo gashid risk entryga oo ah taabashada sadaxaad waxaad
heysan kartaa ilaa laga gaarayo cabirka 90ruleka.
22. Head and shoulders waxa uu ka koobanyahay bullish flag oo lagu daray bearish flag.
23. Mar walba oo aad suuqa jiho u direysid waa in aad dhaqaaq ku jiheysaa adigoo cabir ka
qaadanaaya wax aka dhacay timeframeka 1D, sidookale waa in aad ogaatid meel dhaqaaq
ka dhacay si aad u ogaatid waxa dhici doona.
24. Patternka saxan ee dhameystiran waa in uu yeeshaa tiir adag oo soo celinaaya sida double
top double bottom ama higher time frame trendline (1D ama 1W). pattern kasta oo aan
intaas laheyn waa pattern qaldan waxna kama badali doono jihadi uu suuqu u socday.
25. Higher timeframeka (1D iyo 1W) waa in ey kuu tilmaamaan jiho isku mid ah oo suuqu
aadaayo iyaga oo ku siinaaya patterns kuusii xaqiijinaaya jihadaas oo noqonkarta
uptrend/buy ama downtrend/sell. Markii aad tagtid 4H hadii aad ka heshid pattern kuusii
xaqiijinaaya jihada suuqa ee ey kusoo siiyeen 1W iyo 1D waxa aad heysataa kalsooni
100% ah.
26. Markii aad joogtid 4h timeframke u tradegaree jihada higher time frameka 1D iyo 1W
iskana ilaali patternska aan tiirka culus heysan oo aan double top/bottom laheyn ama aan
HTF trendline touch heysan.
27. Marka aad suuqa trade ka qaadaneysid waxa kuu fiican in aad double top ama double
bottom level ah (ascending/descending channels la dhameystay) risk entry kazoo gashid
ama aad sugtid oo first continuationka ka gashid suuqa.
28.

You might also like